Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?

Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?

Application-kan waxa loogu talo galay inaad ku ogaato Fariidnimadaada ama se Doqoniimadaada hadba ka aad tahay.

Start
Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?
Haddii uu Libaax kaa soo horbaxo oo aad sidato hilib maxaad samayn lahayd?
Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?
Hadii uu Qof Xanuunsayaa Kaa soo hor baxo maxaad u samayn lahayd?
Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?
Haddii uu Saaxiibkaa/ Saaxiibadaa Uu Xanuusado maxaad u samayn lahayd?
Fariid Iyo Doqon Keebaad Tahay?
Haddii aad aragto qof ku jira Meel Bad ah oo Haftay Maxaad samayn lahayd?